Gantaalo Lagu Garaacay Safaaradda Dalka Mareykanka Ee Dalka Ciraaq

Gantaalo ayaa lagu garaacay safaaradda Mareykanka ee magaalada Baqdaad, waxaana kasoo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan Duqeynta lala beegsaday Safaaradda oo ku taalla aagga cagaaran ee sida gaarka ah loo ilaaliyo.

Gantalo lagu sheegay tiradooda Siddeed gantaal ayaa lagu beegsaday Saafaradda oo ku taalla Caasimadda Dalka Ciraaq ee Baqdaad, waxaana la sheegay in uu jiro khasaaro baahsan oo soo gaaray dhismaha Safaaradda.
Wali lama shaacin dad ku waxyeeloobay Gantaalada lagu tuuray Safaaradda, balse waxaa jira in ay gabi ahaanba bur-bureen dhismayaashii Safaraadadda mareyukanka ee Baqdaad.

War kasoo baxay Safaaradda ayaa lagu xaqiijiyay in Gantaalaha lagu weeraray Safaaradda, basle ma sheegin Khasaaraha Nafeed eek a dhashay weerar kaasi Gantaalaha loo adeegsaday.

Xafiiska BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Ruushka Oo Duqeeyay Guriga Madaxweynaha Ukrain”Nato Ciidamo Culus Udiraysa Dagaalka Cabsida Ruushka

Bnnstaff Bnnstaff

QoysKII Allaah Ha Naxariistee Abwaan Afgudhiye Oo Lagu Wareejiyay Guri Dhamaystiran

Bnnstaff Bnnstaff

Muuse Biixi Oo Bilad Gudoonsiiyay Ciyaaryahan Ka Tirsan Xulka Gobolka Daadmadheedh

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More