Kiiskii Ugu Horeeyay Ee Nuuca Cusub Ee Covid 19 Oo Laga Helay Dalka Faransiiska

Faransiiska ayaa xaqiijiyay kiiskii ugu horreeyay ee nooca cusub ee fayraska corona ee dhawaan laga helay dalka Ingiriiska.

Wasiirka Caafimadka ee Faransiiska ayaa sheegay in qofkii ugu horreeyay ee u dhashay dalkaas oo dhawaan ka yimid magaalada London laga helay fayraska.

Wasiirka ayaa sheegay in karantiil qofkaaas lagu geliyay gurigiisa.

Dalalka Yurub ayaa dhawaan xayiraado cusub ku soo rogay dalka Ingiriiska, kadib markii dalkaasi laga helay nooc cusub oo Coronavirus ah.

Nooca cusub ee fayraska korona, ayaa si degdeg ah ugu faafay magaalada London iyo Koonfurta-Bari England.

Qaar ka mid ah waddamada reer Yurub ayaa joojiyay dhammaan duullimaadyadi Ingisriiska ka imanayey.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

“Isbaarakasto Oo Naloo Dhigo Bannaanbaxa Nabadeed Nagama Hor Itaagi Doonto Villa Somalia” Midawga Murashaxiinta

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Axmed Madoobe Oo Lagu Eedeeyay Dhinaatooyinka Gobolka Gedo

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Itoobiya Oo War Ka Soo Xidhiidhka Muuse Biixi La Sameeyay Dalalka Dariska

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More