Xiisada Siyaasadeed Oo Cakiran Oo Ka Taagan Magaalada Gaarisa Ee NFD

Khilaaf siyaasadeed oo u dhaxeeya guddoomiyaha County-ga Gaarisa Cali Bunow Qorane iyo ku-xigeenkiisa Cabdi Dhaqane Muxumed.
ayaa sare usii kacaya.
 
Xiisaddan siyaasadeed ayaa soo shaac baxday kadib markii maxkamd ku taalla magaalada Nairobi ay musuq maasuq ku eedaysay Cali Bunow Qorane, go’aankaas oo guddoomiyaha ku amray in aanu xafiiskiisa u shaqo tagin.
 
Haddaba waxa uu is-maandhaafka labada mas’uul salka ku hayo ayaa waxaa warbixintan ku eegaya wariyaha VOA-da ee Waqooy Bari Kenya Maxamed Faarax Shire.
 

Related posts

Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sucuudiga Maxamed Binu Salmaan Oo Dacwada Laga Gudbiyay

Bnnstaff Bnnstaff

Maraykanka Oo Balanqaaday In Uu Somaliya Ka Cafinayo Dayn Dhan Hal Bilyan Oo Dollar

Bnnstaff Bnnstaff

Ex Madaxwayne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Xaaladaha Cakiran Ee Somaliya Baaqna Diray

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More