Gudoomiye Cabdi Xaashi Oo Kulan La Qaatay Ex Raysal Wasaare Khyre

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Muqdisho kula kulmay Gudoomiyaha golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Kulankan ayaa looga hadlaayay xaaladda Siyaasadeed ee dalka gaar ahaan Arrimaha doorashooyinka.

“Sharaf ayey ii ahayd la kulanka guddoomiyaha Aqalka Sare mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo maanta isoo booqday. Waxaan uga mahadceliyay kaalintii uu ka qaatay hannaanka loogu gudbayo muddo xileed cusub ee dowladda Soomaaliyeed”ayuu yiri Xasan Cali Kheyre.

Kheyre ayaa dhawaan ku dhawaaqay in uu yahay Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya Sanadkaan.

Xafiiska Wararka BoramaNews

BoramaNews.com

Related posts

Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan La Qaatay Qoyska Marxuum Cali Khaliif Galaydh

Bnnstaff Bnnstaff

Sheekh Cabdiraxmaan Dheere :- Dadka Oromada Ah Ee Somaliland Ka Dawarsadaayi Badankoodu Ma Haystaan Diinta Islaamka

Bnnstaff Bnnstaff

Wasiirka Amniga Somaliya:- Ciidaada Aminigu Waa Mujaahidiin Jihaad Ku Jira

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More