Borama News Network

Gudidda Doorashooyinka Oo Shaaciyay Qaabka Coddaynta Sanduuqa ee Muwaadiniinta

Guddida Doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo saaray farriimaha wacyigelinta ee qaabka codaynta doorashooyinka ee la filayo innay dalka ka qabsoomaan 13 Novemeber 2024.

Muuqaalka farriinta oo tilmaamay qaabka muwaadiniintu u bixinayaan codkooda ayaa lagu muujiyay muuqaalkan hoose.

 

Related posts

“Salaaddii Subax markii aan dukaday ayaan wacay xarumaha Ciidanka, warbixintii ugu horeysay ee aan helay waxey aheed in Xabad ay ku bilaabatay Deynuunaay” Madaxweyne Lafta Gareen.

Abdiaziz Bnnstaff

“Kulmiye Waxa Uu Xabsiga Dhigay Haweenkii Codka Iyo Cududa Lahaa Ee Jaan Gooya Madaxda Dalka”

Abdiaziz Bnnstaff

Dowladda Iran oo ka hadashay xaaladda Suuriya iyo ciidamo Suuriyiin ah oo gudaha u galay dalkaas

Abdiaziz Bnnstaff