Dowlada Iraan Oo Sheegtay In Ay Ogaatay Cidii Ka Dambaysay Dilkii Gen Qaasim Sulaymaani

Dawladda Iran ayaa shaacisay in ay ogaatay halkii laga soo maleegay dilkii loo gaystay sanadkii hore Jeneraal Qaasim Suleymaani.

Waxa ay sheegtay dawlkadda Iran in qorshaha lagu dilay Jeneraalka ay ka dambeysay dawladda Mareykanka, waxa uu sidoo kale sheegtay Iran in qorshaha dilkiisa laga soo maleegay dalka Jarmalka..

Shirkad laga leeyahay dalka UK balse aysan shaacin magaceeda ayaa lagu soo daray sidoo kale in ay iyaduna ka dambeysay, sida uu sheegay xeer ilaaliyaha guud ee Iran.

Majiro xogo intaa ka baxsan oo haddda ay shaacisay dawladda Iran oo ku aadan arrintan dilka Qaasim Suleymaani.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Natiijad Hordhaca Ah Ee Golaha Deegaanka Burco Oo La Shaaciyay Iyo Siday Ay Xisbiyada U Kala Horeeyaan

Bnnstaff Bnnstaff

Sheekh Dirir oo ka hadlay qolyihii ka qaybgalay xuska loo sameeyey askartii ingiriiska ee dhimatay

Mustafehaji

Taliska Booliska Somaliya Oo Gacanta Ku Dhigay Maandooriye Tiro Badan Fariin Culusna Diray

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More