Warbixin:- Maxaa Iska Bedelay Dekeda Berbera Ka Dib La Wareegidii Dp World

Horumar ballaadhan ayaa ka socda dekedda magaalada Berbera oo ay maamulkeeda gacanta ku hayso shirkadda DP World, ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta.

Shaqada dekedda iyo maraakiibta kusoo xidha ayaa sidoo kale isbedel badani uu ku yimi tan iyo markii DP World ay la wareegtay dekedda.

Dhinaca kale, waxaa weli socda hawlaha ballaarinta dekedda taasi oo qeyb ka aheyd heshiiskii ay horey u gaareen mamaulka Somaliland iyo shirkadda DP World ee shirkaddan Imaaraadka ay kula wareegtay maamulka dekedda.

 

Related posts

Beelaha Hawiye Oo Muqdisho Ku Qabtay Shir Kale Oo Ay Ku Taageerayaan Xukuumada Madaxwayne Farmaajo

Bnnstaff Bnnstaff

Ex Wasiir Galaal Oo Si Adag Ugu Jawaabay Gudoomiye Xinif Fariina U Diray Muuse Biixi

Bnnstaff Bnnstaff

Diyaradaha Dalka Turkiga Oo Kor Duulay Jisiirada Crimea Ee Uu Ruushku Haysta Iyo Xogo Kale Oo Xasaasiya

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More