Dad Shacab Ah Oo Cadhaysan Oo Xoog Ku Galay Dhismaha Aqalka Capitol

Taageero yaasha Donald Trump ayaa qabsaday oo galay dhismaha Capitol ee magaalada Washington halkaas oo uu ka socday kulan labada aqal ee baarlamaanka Mareykanka ku ansixinayeen madaxweynaha la doortay ee Joe Biden .

Xildhibaanada ayaa laga saaray dhismaha kadib markii hoolka ay ku shirayeen ay galeen taageerayaasha Trump oo careysan islamarkaana qeylinaya

Ilhan Omar oo ka tirsan baarlamaanka Mareykanka ayaa sheegtay in ay badqabto balse ay ka qalbi jabsantahay kana xun tahay waxa ka dhacay Capitol .
Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike Pence oo goobta joogay ayaa waxaa la cararay ciidanka gaarka ah sida saxaafada mareykanku ay sheegeyso.

Nancy Pelosi oo hogaamisa Congresska Mareykanka ayaa ka dalbatay Donald Trump in uu taageerayaashiisa u sheego in ay ka baxaan xarunta Capitol

la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in weerar lagu soo qaaday dimuqraadiyada Mareykanka

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Warbixin:- Ma Tufaax Sumaysan Ayaa Lagu Dilay Hogaamiyihii Muslimka Ahaa Ee Dalka Nigeria ?

Bnnstaff Bnnstaff

Raysal Wasaare Rooble Oo Hay’adaha Amniga Faray Baaritaanka Weerarradii Muqdisho Iyo Beledweyne

Bnnstaff Bnnstaff

“Wiiga Soo Socdqa War Fiican Ayaa Kasoo Bixi Doona Xaalada Siri Bararka….” Madaxweyne Muuse Biixi

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More