Haweenay Ku Geeriyootay Rabshado Ay Kiciyeen Taageerayaasha Trump Iyo Xaalada Oo Kacsan

Haweeney ayaa lagu soo warramayaa in la toogtay, kaddibna dhaawac soo gaaray ay u geeriyootay. Taageerayaasha rabshadaha wata ee madaxweyne Donald Trump ayaa jabiyay xarunta loo yaqaan ‘Capitol’ ee magaalada Washington, iyadoo xildhibaanada ay kulmeen si ay u xaqiijiyaan in madaxweynaha la doortay Joe Biden uu ku guuleystay doorashada.

Muuqaallada qaar ayaa muujinayay banaanbaxayaasha oo isugu soo xoomay dhismaha iyadoo xubnaha Congress-ka ay la cararayaan booliska.
Mr Biden wuxuu sheegay in ficilku uu ahaa “inuu hada dhamaado”, Mr Trump wuxuu sii daayay fariin muuqaal ah oo uu taageerayaashiisa kaga codsanayo inay guryahooda aadaan

Kalfadhigii wadajirka ahaa ee Congress-ka ee lagu cadeenayay guushii Mr Biden ayaa la hakiyay laguna qasbay in lagu kala tago.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Madaxwayne Muuse Biixi Oo Ololaha Xiskiga Kulmiye Kaga Qayb Galay Magaalada Hargeysa Iyo Uqudbad Uu Jeediyay

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Degmada Oodwayne

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Trump Oo Bartiisa Twitter-ka ka Weeraray Dowladda Hindiya Iyo Sobobta

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More