Donald Trump Oo Sheegay Inuu Ku Hawlan Yahay Xil Wareejin Sharciga Waafaqsan

Madaxweyne Donald Trump ayaa soo saaray muuqaal cusub oo uu ku muujinayo sida uu sheegay caradiisa ku aaddan qalalaasihii Arbacadii oo ay dad careysan weerar ku qaadeen dhismaha Capitol ee magaalada Washington.

Isagoo u hadlaya si ka duwan maalmihii hore, ayaa wuxuu sheegay in dibadbaxayaasha ay meel uga dhaceen dimuqraadiyadda Mareykanka.
Madaxweyne Trump ayaa sidoo kale muuqaalka ku sheegay inuu ku hawlan yahay xil wareejin sharciga ku saleysan.

Wuxuu madaxweynaha sheegay in maamulka cusub la caleemo saari doono 20-ka bishan Janaayo, wuxuuna ku baaqay isu uur-fayoobi iyo dib u heeshiisiin.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Guddiga Doorashooyinka Oo Dowlad Goboleedyada Uga Digay Inay Farageliyaan Doorashada Gollaha Shacabka

Bnnstaff Bnnstaff

Dowladda Soomaaliya Oo Sheegtay In Howlgal Lagu Dilay 49 Katirsan Al-Shabaab

Bnnstaff Bnnstaff

Faysal Cali Waraabe Muuse Biixi Ku Eedeeyay In Uu Farogalin Ku Hayay Doorashadii Shir Gudoonka Golaha Wakiilada

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More