Qaramada Midoobay Oo Somaliya Ka Taageeraysa La Dagaalanka Ayaxa

Qaramada midoobay ayaa shaacisay in ay 1.5 milyan oo dollar ugu deeqday la dagaallanka Ayaxa dhowaan ka dillaacay qaar ka mid ah Waddamada bariga Afrika.

Dhaqaalahan oo lasoo marsiiyay hay’adda QM u qaabbilsan Cuntada iyo beeraha ee FAO ayaa inta badan loo isticmaali doonaa hawlgallada xakamaynta Ayaxa, iyadoo lagala dagaallamayo hawada iyo dhulka
Ku xigeen xog-hayaha guud ee Jimciyadda quruumaha ka dhexeysa, Farhan Haq ayaa sheegay in tan iyo Disembar 2020 ay duufaanno ka dhaceen bariga Ethiopia iyo bartamaha Somaliya oo ay ka dhacday tii ugu xoogga badnayd ee Gati.

Bishii la soo dhaafay ayay hay’adda Cuntada iyo beeraha QM u qaabbilsan ee FAO codsatay dhaqaale dheeri ah si sare loogu qaado la dagaallanka Ayaxa ka dillaacay waddamada bariga Afrika oo ay u horreyso Soomaaliya.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Qiimaynta Baasaboorada Caalamka Iyo Liiska Dalalka Ugu Baasaboorada Wanaaagaan Iyo Kuwa Ugu Liita

Bnnstaff Bnnstaff

Ururada Aan Dowladiga Ahayn Ee Deegaanka Somalida Oo War Ka Soo Saaray Colaada Gobolka Siti

Bnnstaff Bnnstaff

Xogo Cusub Oo Ku Saabsan Diyaaarada Cusub Ee Turkiga Iyo Hubka Lezerka Oo Lagu Wareejiyay Ciidanka Turkiga

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More