Borama News Network

Mucaaradka Somaliya Oo Kasoo Horjeestay Sharciga Doorashooyinka

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shalay ansixiyay sharciga doorashooyinka tooska ah ee ay soo gudbisay xukuumadda Soomaaliya.

Tallaabadan ayaa waxaa ka hor yimid, mucaaridka Dowladda Soomaaliya kuna tilmaamay mid aanan waafaqsaneyn dastuurka.

Warbixintan waxaa innoo diyaariyay, Cabdulqadir Samakaab.

Related posts

Maxaa sanadkaan ku cusub Xujayda gudanaysa Rukniga 5aad ee Arkaanta Islaamka?

Abdiaziz Bnnstaff

Madaxwayne Xasan Sheekh Oo Kulan La Qaatay Culimada Somaliyeed Iyo Qodobo Xasaasiya Oo Lagaga Hadlay Kulankaasi

Abdiaziz Bnnstaff

“Maayir Waxaa Ku Sifoowdeen Awood Maroorsi Iyo Kali-talisnimo..” Xildhibaanadda G Deegaanka Hargeysa

Abdiaziz Bnnstaff