Dowlada Muwaadiniinteeda Uga Digtay Cunista Kaluunka Iyo Sobobta Oo La Shaaciyay

Mas’uuliyiinta Uganda ayaa baarayaa sababta ka dambeysay dhimashada kalluun badan oo ay soo caarisay harada Victoria.

Wasaaradda kalluunka ayaa shacabka dalkaas uga digtay in aysan cunin kalluunka dhintay ee soo caariyay isla markaana ay duugaan.
Sawirro lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayay kalluun fara badan oo ay biyaha harada dibadda usoo saareen.

Shacab badan oo kasoo jeedo dalkan ayaa ku tiirsan kalluunka.

Harada Victoria waxay kala qeybisaa waddamada Kenya, Uganda iyo Tanzania.

 

Related posts

Madaxwaynaha Ukraine Oo Muujiyay Aragagaxa Uu Ka Qaaday Duqayn Uu Ruushku Gaystay

Bnnstaff Bnnstaff

Cumar Cabdirashiid ” Go’aanadii Kasoo Baxay Golaha Wadatashiga Wuxuu Abuuri Karaa Xiisad Cusub”

Bnnstaff Bnnstaff

Daawo:- Reer Hargeysa Oo La Waydiiyay Ereyo Afsomali Ah Iyo Jawaabaha Shacabku Bixiyeen

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More