Borama News Network

Madaxweynaha Senegal oo amray in la xiro saldhigyada militari ee Faransiiska

Madaxweynaha Senegal Bassirou Diomaye Faye ayaa sheegay in Faransiisku uu xiro saldhigyadiisa milatari ee uu ku leeyahay dalkaasi ku yaalla galbeedka Afrika.

Senegal ayaa isu diyaarinaysa xuska sannad-guurada 80-aad ee xasuuq caan ka ah dalkaasi oo uu gaystay gumaystihii Faransiiska.

Warbixin ay qortay AFP waxaa noo haya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

 

Related posts

Dowlada Somaliya Oo Shaacisay In Duqayn Lagu Laayay 20 Xubnood Ka Tirsan Alshabaab

Abdiaziz Bnnstaff

“Ma Aqbalayno Wax kasta Oo Qarannimada Somaliland Mugdi Gelinaya”Xisbiga Waddani

Abdiaziz Bnnstaff

“Ismaaciil Cumar Geeloow Shacabka JSL iyo Jabuuti Ha Dhex Dhigin Cadaawad Waad.”Faysal Cali Waraabe

Abdiaziz Bnnstaff