Borama News Network

Sharif Oo Baarlamaanka Ku Eedeeyay Sharciyo Doorasho Oo Aan Heshiis Lagu Aheyn

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa Sabtidi shalay su’aal galiyay sharci ahaanshaha kulamada wadajirka ah ee labada qal ee Barlamaanka Soomaaliya ee ay ku ansixinayaan sharciyada doorashada.

Shariif ayaa sharciyada ay ilaa hadda ansixiyeen baarlamaanka ku sheegay kuwo aanan heshiis lagu aheyn. Warbixintan waxaa ku eegaya wariyaha VOA-da, Cabdulqadir Samakab.

Related posts

Ruushka iyo reer galbeedka oo is dhaafsaday maxaabiistii ugu badneed tan iyo dagaalkii qaboobaa

Abdiaziz Bnnstaff

“Tii Laascaanood Oo Kale Noqomayso Geeska Afric Oo Dhan Baa Guban Doonaa”Siyaasi Ramaax

Abdiaziz Bnnstaff

WHO oo xanuunka furuq-daanyeerka ku tilmaantay ‘walaac caafimaad oo caalami ah’

Abdiaziz Bnnstaff