Borama News Network

Maamulka Jubaland Oo Beenisay Eedeyn Ka Timid Dowladda Federaalka Somaliya

Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa beenisay eedii Dowladda Federaalka ee ahayd in diyaarado hub sida ay ka dageen Kismaayo, waxaana sidoo kale ay beeniyeen in ciidamo maamulka ka tirsan oo jooga Beledxaawo aysan ku biirin ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wariyaha VOA ee Jubooyinka Aadan Maxamed Salaad ayaa arrimahasi ka wareystay wasiirka wasaarada amniga Jubaland Jeneraal Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal.

Related posts

Shacabka Hargaysa oo si Adag uga hadley Xeerka Madaxwaynuhu ku celiyey Golaha Guurtida

Abdiaziz Bnnstaff

“Ninka Doonaya Inuu Ceerigaabo Calan Kale Ka Taagow Soo Dhawoow Waxaad Ka Heshana ” Xildhibaan Cabdikaraiim Meecaad

Abdiaziz Bnnstaff

“Jabuuti weligeed cadow ayey ku ahayd Somaliland waxna lama hadheyso…”Siyaasi Cabdilaahi Jawaan

Abdiaziz Bnnstaff