Borama News Network

Colaada Ka Dhex Aloosan Gudaha Dalka Itoobiya Oo Cirka Isku Sii Shareeraysa Iyo Wararkii UgU Dambeeyay

Dalka Itoobiya oo xarun u ah ururka Midowga Afrika, waxaa in muddo ahba ka jiray colaado sokeeye oo u dhaxeeyay maleeshiyaadka qaar ka mid ah qowmiyadaha iyo ciidanka milatariga dowladda federaalka.

Waxaa jira warar sheegaya in dhawaan ay dhaceen howlgallo millatari, weeraro ay fuliyeen fallaagada, duqeymo dhanka cirka ah oo loo gaystay tuulooyin, dad la gowracay iyo dhacdooyin kale oo naxdin leh.

Related posts

Dawladda Shiinaha Oo Sheegtay In “Markabkii Kalluumaysiga Ee Burcad-Badeeddu Afduubtay La Soo Furtay”

Abdiaziz Bnnstaff

Isbedelo Waawayn Ayuu Sameeyay Garsoorka Dalku” Gudoomiye Baashe

Abdiaziz Bnnstaff

Shaqadii Urrurka Hilaac Caawa Ayey Bilaabmatay” Prof Axmed Ismaacil Samatar Oo Dib U Soo Ceshaday Ururkiisii Hilaac

Abdiaziz Bnnstaff