Booliska Kenya Oo Dhibaato Ku Haaya Soomaalida Islii Iyo Cabasho Ka Soo Yeedhaysa Dadkaasi

Dadka ku nool xaafadda Islii ee magaalada Naiorbi ayaa cabasho xooggan ka muujinaya tacadiyo iyo dibaatooyin kala duwan oo ay xilliyadda habeenkii ay kala kulmaan ciidamada booliska ee magaalada Nairobi.

Dhibaatooyinkaas oo ah in ciidamadu ay jirdil garaac iyo sunta dadka ka ilmaysiisa ay u adeegsanayaan shacabka ku nool xaafadda Islii ka hor saacadaha bandowga.

Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi ayaa waxaa ku nool Soomaali farabadan oo intooda badan ah Ganacsato, waxaana ay dalbadeen in dhibaatadaas laga joojinyo.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Dhulgariir Xalay Ka Dhacay Magaalada Borama Iyo Xogo Ku Saabsan

Bnnstaff Bnnstaff

Deg Deg:- Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Golaha Wakiilada U Gudbiyay Kabis Miisaaniyadeed

Bnnstaff Bnnstaff

Dowladda Soomaaliya Oo Saaka Tababar Gaar Ah U Dirtay Ciidamo Ka Tirsan Ciidanka Xooga Dalka

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More