Borama News Network

Dowladda Iran oo ka hadashay xaaladda Suuriya iyo ciidamo Suuriyiin ah oo gudaha u galay dalkaas

Fatemeh Mohajerani, oo ah afhayeen u hadashay dowladda Iran, ayaa tiri, “Ciidanka Suuriya si uun umaanna awoodin ama maanna rabin in aan ka hortagno soo gelitaankooda askarta qaar, waxaana goobjoog arrintaan sababay isbeddelka nidaamka Suuriya,”.

“Waan ixtiraameynaa madaxbanaanida dhuleed iyo madaxbanaanida qaranka Suuriya waxaana u rajeyneynaa shacabka Suuriya wanaag iyo, in masiirka Suuriya ay go’aan ka gaaraan dadka wadanka iska leh” ayay tiri Fatemeh Mohajerani,

Sida ay sheegtay Ms. Mohajerani, Iran waxa ay “si taxadar leh ula socotaa” xaaladaha Suuriya.

Related posts

Faahfaahino Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxaya Dad Oromo Ah Oo Lagu Laayay Degmada Baladxaawo

Abdiaziz Bnnstaff

“Isu socodka gaadiidka ayaa la Joojiyey magaalada ceerigaabo” guddoomiyaha Gobolka sanaag

Abdiaziz Bnnstaff

Xukuumada Somaliland Oo Dil Toogasho Ku Fulisag Labo Qof Oo Dilal Gaystay

Abdiaziz Bnnstaff