Borama News Network

Qarax Lagu Soo Xidhay gaari-dameer Oo Ka Dhacay Xudduudka Kenya Iyo Soomaaliya

Qarax lasoo saaray gaari-dameer ayaa ka dhacay bar kontorool oo ku taalla xudduudka Kenya iyo Soomaaliya, waxaana halkaasi ku dhintay askari ka tirsan ciidamada Booliska Kenya, halka afar kalena dhaawacyo halis ah ayaa soo gaaray, sida ay qortay wakaaladda wararka ee AP.

 

Related posts

“Sanadkan waan u baqayaa Doorashooyinka Somaliland.” Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland

Abdiaziz Bnnstaff

Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed oo dalka Jabuuti tababar ugu soo xiray ciidan cusub

Soomaaliya Oo Soo Dhowaysay Qaraarka Golaha Ammaanka Ee Xabbad-Joojinta Gaza

Abdiaziz Bnnstaff