Qaraxyo Waawayn Oo Gilgilay Caasimada Dalka Ciraaq Ee Baqdaad Iyo Khasaaraha Ka Dhashay

Labo qarax oo mataano ah ayaa gil-gilay Magaalada Baqdaad ee Caasimadda Dalka Ciraaq, waxaana la soo sheegayaa in dhimasho iyo dhaawac farabadan uu jiro oo Qaraxyadaasi ka dhashay.
Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhimatay Qarxaasi, General Hazem al-Azzawi oo ah Taliyaha Howlgalada Magaalada Ciraaq ayaa wakaaladda wararka ee Ciraaq ee INA loo yaqaanno u xaqiijiyay.

Waxaa uu sheegay in labada Qarax ay ka dhaceen Suuqa Bab al-Sharji oo u dhaw halka loo yaqanno Tayaran Square .

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Madaxweynaha Maraykanka Oo Ansixiyey In Israel Hub Laga Iibiyo

Bnnstaff Bnnstaff

Kulamo Lagaga Hadalayo Caqabadaha Hortaagan Doorashada Somaliya Oo Ka Socda Magaalada Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

Deg Deg:- Ex Raysal Wasaare Khyre Oo Shaaciyay In Uu Isku Soo Sharaxayo Madaxwaynaha Somaliya

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More