Madaxwayne Deni Iyo Beesha Caalamka Oo Ka Wada Hadlay Muranka Ka Taagan Doorashada Somaliya

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta hab maqal iyo muuqaal ah kulan kula yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka u qaabilsan Soomaaliya oo uu hoggaaminayo ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan.

Kulanka ayaa looga hadlay Xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan xal u helida tabashooyinka la xiriira Doorashada.

Xubnaha Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya ayaa dadaal ku bixinaya sidii xal loogu heli lahaa muranka doorashooyinka, waxaana ay la kulmeen Midowga Musharixiinta iyo qaar kamid ah Madaxda Dowlad Goboleedyada.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Siyaasi Xirsi Oo Gudiga Qaban Qaabada Xisbiga Wadani Ku Wareejiyay Lacagtii Murashaxnimada Iyo Codsigiisii

Bnnstaff Bnnstaff

Wasaarada Shaqada Oo Deeq Raashin Ah U Qaybisay Dadka Naafada Ah Ee Borama + Muqaal Dhamaystiran

Bnnstaff Bnnstaff

Faransiiska Oo Turkiga Ku Eedeeyay In Uu Basaasnimo Ka Dhex Wado Gudaha Dalkaasi

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More