Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In Ay Somaliya Marti Galisay Qoxooti Badan

In ka badan 24,000 qof oo ajnabi ah ayaa sanadkii 2020 soomaaliya nabad galyo u raadsaday sida ay sheegtay heyada UNHCR .

Dadkaas waxay badankood ka yimaadeen wadamada Ethiopia,Syria Iyo Yemen .
Dadka qaxootiga ayaa soomaaliya nolol u soo raadsaday halkaas oo ay amaan ku heleen

Gobalada waqooyi galbeed, Bari iyo gobalka Banaadir ayaa ah meelaha ugu badan oo ay qaxootiga joogaan

Sidoo kale waxay UNHCR sheegtay in laga soo bilaabo sanadkii 2014 ay soomaaliya dib ugu laabteen 90,000 oo soomaali ah kuwaas oo horay wadamo kale qaxooti ahaan ugu tagay

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Wafdi Ka Socday Dowlada Kenya Oo Soo Gaadhay Muqdisho Kulan La Qaatay Masuuliyiin Ka Tirsan Dowlada

Bnnstaff Bnnstaff

Wararkii Ugu Danbeeyay Ciidanka Ruushka Oo Jab Lagu Gaarsiiyay Dagaal Ka Socda Ukraine

Bnnstaff Bnnstaff

Dad Ku Dhintay Dab Qabsaday Gaari Ay Saarnaayeen Oo Ka Baxay Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More