Shiinaha: Macdan qodayaal Ku Go’doomay God Dahabka Ah Oo Lasoo Badbaadiyay

Shaqaalaha gurmadka deg dega ah ee Shiinaha ayaa soo badbaadiyay 9 qof oo macdan qodeyaal ah oo muddo labo toddobaad ah ku go’donsanaa god dahabka laga qoto oo ku yaalla dalkaas, sida ay ku warrantay warbaahinta dowladda.

Macdan qodeyaasha ayaa ku go’doomay halkaas kaddib markii qarax dhacay uu ku xiray godka.

Mid kamid ah macdan qodeyaasha ayaa markii dambe geeriyooday.

Ilaa hadda lama ogo waxa sababay qaraxa ka dhacay godka.

Macdan qodeyaasha lasoo badbaadiyayMacdan qodeyaasha lasoo badbaadiyayMacdan qodeyaasha lasoo badbaadiyay

Related posts

Xiisada Turkiga Iyo Faransiiska Ee Colaada Arminiya Iyo Azerbijaan Oo Cirka Isku Shareertay

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Muuse Biixi Oo Maanta Salaada Ciida La Tukaday Shacabka Hargeysa Qudbadna U Jeediyay

Bnnstaff Bnnstaff

Ehelada Ex Wasiir Shucayb Oo Ku Xidhan Hargeysa Oo Shaaciyay In Uu Cuntadii Ka Soomay

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More