Borama News Network

Puntland oo sheegtay in goobihi ay Daacish ka qabsatay kala kulantay ‘wax lama filaan ah’

goobihi ay ka haysteen dhulka buuraleyda.

Ka dib muddo maalmo ah oo dagaalo qaraar ay ka socdeen Buuleyda ayaa waxaa saraakisha Puntland sheegeen in gacanta lagu dhigay goobo muhiim ah oo ay Daacish ku sugnaayeen.

Wasiirka warfaafinta ee Puntland Maxamuud Ceydiid Dirir oo BBC la hadlay ayaa xusay in dhul badan ay gacanta ku dhigeen ciidamada Puntland.

Boqolkiiba 40 oo kali ah ayuu sheegay in ay kaga harsan yihiin buuraleyda.

“Wax aad u tira yar ayaa haray oo la filayo labad usbuuc ee soo socda” ayuu yiri Mr Ceydiid.

Waxa uu sheegay in wali ay jiraan goobo haray oo ay Daacish ku xoogan yihiin halkaasi oo ay filayaan in dagaal adag u ka dhici karo.

Related posts

Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye Cabdicasiis Samaale Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Gabilay

Abdiaziz Bnnstaff

Sirdoonada Dalalka Masar Iyo Eritrea Oo Ku Heshiiyay Arin Ku Saabsan Dalka Somaliya

Abdiaziz Bnnstaff

Xildhibaan Mahdi Guuleed “Somaliland doorasho nabad ah,cod bixin nabad ah iyo in la ogolado Natiijada…”

Abdiaziz Bnnstaff