Dowlada Jabuuti Oo War Ka Soo Saartay Warbixintii Laga Soo Saaray Khilaafka Kenya Iyo Somaliya

Jabbuuti ayaa sheegtay in warbixintii laga soo saaray khilaafka Kenya iyo Soomaaliya ahayd mid loo diyaariyay hab dhexdhexaad ah taas oo ku salaysan xogihii laga helay labada dhinac ee Soomaaliya iyo Kenya.
Jabbuuti ayaa iska fogaysay eeddii Dawladda Federaalka ee ahayd in ay la safatay Kenya.
No photo description available.
 

Related posts

Toogasho Ka Dhacday Dalka Maraykanka Iyo Tirada Dadka Ku Dhintay

Bnnstaff Bnnstaff

Maxay Ahayd Cilladii Xalay Ku Timid Shirkadaha Facebook, WhatsApp Iyo Instagram?

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Muuse Biixi Oo Sabootiyay Safiirka Midowga Yurub Ee Somaliland

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More