Madaxwayne Farmaajo Oo Lagu Dhaliilay Talaabo Uu Qaaday Iyo Waxay Tahay Talaabadaasi

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Ceynte ayaa ka hadlay Shirkii uu Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo isugu yeeray Madaxda dowlad Goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir.

C/raxmaan Ceynte oo Qoraal kusoo qoratay bartiisa gaarka ah ee Facebook ayuu ku dhaliilay tallaabada Farmaajo uu Shirka isugu yeeray Madaxda maamulada, isagoona sheegay in markii labaad lix bilood gudohood uu Madaxweynaha qaatay Go’aankaas.

Waxaa uu Ceynte qab-jab ku tilmaamay tallaabada Madaxweynaha, kadib markii uu sheegay in Farmaajo ay danjirayaal shisheeye uu ula jeedo Beesha Caalamka farriimo canaan iyo ceebeyn isugu jira hawada usoo mariyeen.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

MUUQAAL DHAMAYSTIRAN: Socdaalka Madaxweyne Biixi Lawyacado iyo Saylac

Mustafehaji

Iraan Oo Dhoolatus Milatari Ka Bilaabay Xeebaha Dalalka Khaliijka Iyo Xogo Ku Saabsan Heshiiska Qadar Iyo Sucuudiga

Bnnstaff Bnnstaff

“Sheekh Aadan Siiro Waa Samafale Ee Maahan Nin Xoolaha Umada Loo Xado ” Xisbiga Wadani

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More