Borama News Network

Puntland oo billowday wajiga 2-aad ee dagaalka Daacish

Ciidamada maamul gobleedka Puntland ayaa la sheegay inay billaabeen wajiga labaad ee howlgallo ay ka wadeen buuraleyda Caal-Miskaad ee Gobloka Bari ee ka dhanka ah kooxda Daacish.
Dagaallo xooggan ayaa lagu soo warramayaa inay maanta. Dagaalladan ayaa ku soo beegmaya iyadoo dhawaan ciidamada Mareykanka ay duqeyn ka fuliyeen buurahaasi.

Related posts

Xukuumadda Somaliland Oo Soo Af-jartay Qaramaynta Ciidamada Madaniga Go’aamo Adagna Ka Soo Saartay Hubka Lagu Dhex Wato Ceerigaabo

Abdiaziz Bnnstaff

Diyaarad Ukraine leedahay oo nooca F16 ah ayaa soo dhacday xilli Ruushku weeray waday

Abdiaziz Bnnstaff

Xogo Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxay Markab Hub Culus Siday Oo Ku Soo Xidhay Dekeda Magaalada Muqdisho

Abdiaziz Bnnstaff