Barakac Ka Bilaabmay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Gedo Cabsi Laga Qabo Dagaal Kale Awgeed

Wararka naga soo gaaraya dagmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo aya waxaa ay sheegayaan in cabsi ay soo food saartay Shacabka halkaasi ku dhaqan ayna kabarakacayaan, iyaga oo ka cabsi qaba in marka kale uu halkaasi uu dagaal ka dhaco

25-kii Bishaan dagaal xoogan oo ka dhacay degmada Beledxaawo ayaa khasaaraha ugu badan waxaa uu kasoo gaaray qaar kamid ah Shacabka ku nool degmadaasi Beledxaawo.

Guddoomiyaha Gobolka Gedo ee dhinaca Dowladda Axmed Buulle Gareed ayaa sheegay in barakaca Shacabka Beledxaawo at keentay hanjabaadii Wasiirka Amniga Jubbaland ay aheyd inay weerarayaan Beledxaawo.

In kastoo xaalada degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ay tahay mid degan ayaa hadana Bulshada Magaalada ayaa waxaa ay qabaan cabsi ku aadan in markale dushooda lagu dagaalamo.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Qaramada Midoobay Oo Cabsi Ka Muujisay Dambiyo Dagaal Iney Ka Dhacaan Itoobiya

Bnnstaff Bnnstaff

Farmaajo Oo Goor Dhow U Ambabaxay Magaalada Addis Ababa Iyo Ujeedka Safarkiisa

Bnnstaff Bnnstaff

“Sidii Farmaajo Villada Uga Baxay Ayuu Muusana Uga Biixi Doona Madaxtooyada Ina Kaahina..” Xisbiga Ucid

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More