Madaxwayne Qoor Qoor Oo Kulan La Qaatay Safiirka Maraykanka Ee Somaliya

Madaxweynaha Galmudug MD Axmed Cabdi Kaariye, ayaa magaalada Muqdishu kula kulmay Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Dowladda Maraynkanka Danjire Donald Yamamoto.

Labada masuul ayaa ka wada hadlay arrimaha Galmudug iyo xaaladda guud dalka ayagoo si gaar ahna uga wada hadlay Arrimo la xiriira Doorashooyinka 2020-2021 iyo Dhammeystirka heshiiskii Dhuusmareeb[3].

Safiirka Mareykanka ayaa ka mahadceliyay kulanka Madaxweynaha GM, asagoona ku ammaanay Galmudugta cusub waxyaabihii u qabsoomay muddadii koobneed iyo doorkii ay ka qaadatay taabagelinta shirarkii Dhusamareb 1,2 & 3.

Ugu danbeyntii kulanka ayaa kusoo dhamaaday si guul ah ayadoona is afgarad laga gaaray dhamaan qodobadii laga wada hadlay

Xafiiska Wasiirka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Milatariga Itoobiya Oo Ku Dagaalamay Qabridahare Lana Kala Saftay Qoomiyadohooda

Bnnstaff Bnnstaff

Wasiirka Cusub Ee Arrimaha Dibadda Somalia Oo Maanta Soo Gaadhay Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwayne Trump Oo Soo Xulay Cidii Bedeli Lahayd Garsoorihii Hore Ee Geeriyooday

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More