Madaxwaynaha Maamulka Jubaland Axmed Madoobe Oo Goor Dhawayd Gaadhay Dhuusamareeb

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa goordhaw gaaray Dhuusamareeb iyadoo lagu wado in halkaas uu ka dhaco kulan looga hadlayo khilaafka ku aadan arrimaha doorashada.

Waxaa horey halkaas gaaray madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed, Hirshabeelle, madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo Ra’iisu wasaaraha.

Dhanka kale wax loo maleeyay dhawaaqa hobiyeyaal ayaa xalay la sheegay in laga maqlay magaalada Dhusamareeb, halkaas oo ay ku sugan yihiin mas’uuliyiinta ka qeybgaleysa shirka.

Shirkan Dhusamareeb ayaa looga hadli doonaa ismari waaga ka taagan arimaha doorashooyinka oo in muddo ah uu khilaaf ka tagnaa.

 

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Qaliin Deg Deg Ah Oo Lagu Sameeyay Dhaxal Sugaha Boqortooyada Dalka Sucuudiga

Bnnstaff Bnnstaff

Maxay Yihiin Siraha Ku Duugan Astaamaha Shirkadaha Waaway Ee Dunida

Bnnstaff Bnnstaff

DAAWO” Nuxurka Qudbad Dhinacyo Badan Oo Uu Muuse Biixi Ka Jeediyay Xuska 18 May

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More