Borama News Network

Xildhibaanno reer Jubaland ah oo sheegay in socdaalkii laga hor istaagay

Wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabay eed xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ay usoo jeediyeen madaxda ugu sarreysa dawladda oo ku aaddan in safar ay ugu ambabaxayeen magaalada Kismayo ay ka hor istaageen.

Mudanayaasha qaarkood ayaa kulankii ay lahaayeen kusoo jeediyay in Ajanadayaasha golaha shacabka lagu daro mooshin ka dhan ah is hortaag ay sheegeen in lagu sameeyeey socdaalkooda, kaasoo lagula xisaabtamaayo hay’adaha ay quseyso.

Warbixin ku saabsan waxaa noo haaya Cabdulqaadir Maxamed Mursal.

 

Related posts

Dowladda Soomaaliya Ayaa Fasaxday in Shidaal laga sahamin karo deegaannada SSC-Khaatumo

Abdiaziz Bnnstaff

Wasiir Shaashaa: “Dowladdu waxay Lacago siisay qaar ka mida ehelka Sheegow, Qaarna way u hanjabtay..

Abdiaziz Bnnstaff

Golaha Amaanka Ee Qaramada Modoobay Oo Loo Gudbiyay Walaac Ku Saabsan Amniga Muqdisho

Abdiaziz Bnnstaff