Borama News Network

Dalalka Qaarada Yurub Oo Maanta Ka Shiraya Wajiga Cusub Ee Trump Ay ku Wajahayaan

Dalalka Yurub ayaa maanta kulan degdeg ah ka leh wajiga cusub ee Madaxweynaha Maraykanka uu ku wajahayo waddamada dhaca qaaraddaas, Ingiriiska, Faransiiska iyo Yukrayn ayaa wada cadaadiskaan si ay meel uga soo jeystaan qorshaha cusub ee Donald Trump.

Ra’iisul Wasaaraha Boqortooyada Ingiriiska Keir Starmer ayaa shirkaan dhexda u xirtay maadaama qorshaha Yurub uu yahay mid isku mid ah oo si wadajir ah u dareemeen wajiga cusub ee Donald Trump.

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa dhankiisa dardar kuwa kulankaan degdega ah si Madaxda Dalalka Midowga Yurub ay usoo saaraan mowqif adag oo ay ku burinayaan damaca dabciga aan wanaagsanayn ku laban ee Madaxweyne Trump.

Madaxda Dalalka UK, France, Germany, Poland, Netherlands, Italy, Denmark, Sweden, Romania, Finland, Turkey, Spain, Czech & Ukraine oo Madaxweyne Zelensky laga dhageysan doonno waxa ka qabsaday Aqalka Cad ee Marayanka.

Related posts

“Dadkaygaan La Qabaa Inay Diidaan Saldhiga ,Xamar Baa Hadashay Dantooda Lagu Seejin Maayo”Xildhibaan Maxamed Abiib

Abdiaziz Bnnstaff

Shiinaha oo sheegay in uu la shaqayn doono xukuumadda Trump

Abdiaziz Bnnstaff

Shiinaha oo ku dhawaaqay tallaabo aargoosi ah xili ay canshuuraha Trump ay dhaqan galayso

Abdiaziz Bnnstaff