Borama News Network

Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ah ee AFRICOM oo Hawlgal ka fuliyeen Gobalka Shabeellada Dhexe

Dowladda Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ka soo saartay hawlgal ka dhan ah Al-shabaab oo ay wada fuliyeen Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka, kaas oo ay ka fuliyeen HirShabelle.

Hawlgalkaan ayaa ahaa Hawlgal duqeyn ah oo ay iska kaashadeen Ciidanka Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM, iyaga oo ka fuliyay deegaano hoos taga magaalada Ceel Baraf ee gobolka Shabeelaha Dhexe oo ka tirsan ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle.

Dowladda Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe hawlgallo ka dhan ah Al-shabaab ah,  kuwaas oo ay ka wadeen degaanno ka tirsan gobollada Shabeellada Dhexe iyo Hiiraan; iyaga oo qeyb ka ahaayeen dadka deegaanka

Halkaan ka Akhriso Warsaxaafadeedka oo dhammeystiran:- 

May be an image of ‎text that says '‎Ministry وزارة Dowladda Soomaaliya Ciidamada fuliyay hawlgal khasaare ballaaran loogu Al-Shabaab HirShabelle Muqdisho, Maarso 2025: kaashadeen Ciidanka Qaranka ee AFRICOM, deegaano hoos taga magaalada Shabeelaha Dhexe tirsan Hirshabelle. duqeyn Soomaalita Ciidamada guul looga Ceel Baraf Dowlad ee gobolka Goboleedka jiro mid aad Qiimeynta xogta horudhaca ah hawlgalka oo ahaa qorsheeyay muujinaysa lagu burburiyay tira gaadiid oo maleeshiyaad tirsan Khawaarijta iyo weeraro fuliyaan, mana gaaray rayidka inta lagu guda khasaaro ah Ciidamada Qalabka Sida kaashanaya ee AFRICOM ayaa wali hawlan dhameystirka iyo qiimeynta hawlgalada duqeymaha lagu bartilmaameedsanayo argagixisada Shabab qatarta ah jiritaanka bulshada Soomaaliyeed iyo dunida inteeda kale. --‎'‎

Related posts

Raysal Wasaare Xamse Bare Oo Amray In Si Deg Deg Ah Loo Fasaxo Duulimaadyada Dalka Gudihiisa Oo Hakad Ku Jiray

Abdiaziz Bnnstaff

Dowlada Masar oo heshiis la gashay inta badan Dalalka Xuduudaha la wadaaga Itoobiya & welwelka Addis Ababa oo sii kordhay

Abdiaziz Bnnstaff

Pakistan Oo Iiraan Ku Eedaysay Weerar Carruur Ay Ku Dhinteen Oo Ka Dhacay Gobolka Baluchistan.

Abdiaziz Bnnstaff