Militiriga Dalka Myanmar Oo Xayiray Dhamaanba Isticmaalka Baraha Bulshada Ee Gudaha Dalkaasi

Dowlada militariga ee afgambiga ku qabsaday dalka Myanmar ayaa xayirtay isticmaalka baraha bulshada si loo xakameeyo dhaqdhaqaaqyada mucaaradka ee ka dhashay xarigga loo geystay hogaamiyaaha la soo doortay ee wadankaasi Aung San Suu Kyi .

Baraha bulshadaoo muhiim u ah isgaarsiinta dadka,sida Faceboogga, waaa adeegsada kala bar tirada dadka dalkaasi oo ah 53 milyan .
Maamulka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Gaadiidka ayaa sheegtay in xayiraadaha lagu sameeyay baraha bulshada ay sii jiri doonaan illaa todobada Febraayo ee bishaan.

Tallaabada lagu aamusinayo dhaqdhaqaaqa internetka ayaa yimid ka dib markii ciidamadu ay xireen,isla markaana ay dacwad ku soo oogeen hoggaamiyihii hore Aung San Suu Kyi, oo loo heysto in ay si sharci darro ah u soo dhoofiso qalabka isgaarsiinta.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Siyaasi Cali Warancade Oo Shaaciyay Sobobta Uu Madaxwayne Biixi U Tegiwaayay Gobolada Bariga Somaliland

Bnnstaff Bnnstaff

Dowladda Oo Sheegtay In Xubno Ka Tirsanaa Al-Shabaab Lagu Dilay Dagaal Ka Dhacay Muryaale

Bnnstaff Bnnstaff

Saxafi Cabdimalik Coldon Oo Si Adag Uga Hadlay Masuliyiin Hargeysa Kaga Qayb Galay Xus Loo Sameeyay Ciidan Ingiriis Ah

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More