Borama News Network

Xamaas Oo Beenisay Inay Oggolaatay Xabbad-joojin Ilaa Dhammaadka Ramadaanka

Xamaas ayaa sheegtay inay jiraan calaamado wanaagsan oo muujinaya bilaabashada wada-xaajoodyada wejiga labaad ee xabbad-joojinta Qasa, iyadoo wafdi ka socda kooxda ay dhexdhexaadiyeyaasha kula kulmeen magaalada Qaahir.

Xafiiska raysal wasaare Benjamin Netanyahu ayaa dhanka kale sheegay in Israa’iil aysan wafdi u diri doonin Dooxa berri oo lagu wado inay billowdaan wada-hadallada xabbad-joojinta.

Afhayeenka Xamaas Abdul Latif Al-Qanou ayaa sheegay in dadaallada dhexdhexaadiyeyaasha Masar iyo Qadar ay muujinayaan calaamado horudhac ah oo wanaagsan, isagoo carrabka ku adkeeyay sida ay Xamaas diyaar ugu tahay wada-xaajoodyada wejiga labaad.

Related posts

Warar been abuur ah oo sii huriyey xiisad ka dhalatay ‘weerar mindi loo adeegsaday’ oo ka dhacay Ingiriiska

Abdiaziz Bnnstaff

Dablay Hubaysan oo weerartay Telefishan barnaamij Toos ahi ka socday.

Abdiaziz Bnnstaff

Maxaa Ka Jira Wararka Sheegaya In La Xaliyay Khilaafkii Urur Siyaasadeedka Hilaac

Abdiaziz Bnnstaff