Borama News Network

NISA Oo Sheegtay In Howlgal Qorsheysan Ay Ku Dishay Sarkaal Katirsan “AS

War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa lagu faah-faahiyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay Gobolka Shabeelaha Dhexe Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle oo lagu dilay sarkaal katirsan ‘AS’

Warka NISA ayaa intaas lagu daray in Hoggaamiyaha la dilay lagu magacaabo Yuusuf Dhegnaas iyada oo lala beegsaday in ka badan 20 dagaalame oo katirsan ‘AS’ sida lagu sheegay warsaxaafadeedka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka soosaartay.

Halkaan ka aqriso Xogta:

Related posts

Madaxwayne Biden oo faahfaahiyey heshiis xabbad-joojineed oo Israa’iil ay aqbashay

Abdiaziz Bnnstaff

Raysal Wasaare Xamsa “Waxaan rabnaa in golaha wasiirrada iyo shaqaalaha dowladda si isku mid ah loo dhaariyo”

Abdiaziz Bnnstaff

Boqollaal maxaabiis ah oo ka baxsaday xabsi ku yaalla dalka Mozambique iyo Soomaali boob loogu gaystay halkaa

Abdiaziz Bnnstaff