Wasiirka Arrimaha Dibada Turkiga Mowluud Jaawiish Oglo Oo Socdaal Ku Tegaya Dalalka Khaliijka

Wasiirka arrimaha dibada ee Turkiga Mowluud Jaawiish Oglo ayaa bilaabaya berrito oo talaado booqasho uu ku maraayo wadamada Kuwayt, Qatar iyo Cumaan.

Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa lagu sheegay in booqashada wasiirku socon doonto ilaa 11 bishaan February.
Wasiirka ayaa la kulmi doona wasiiradda arrimaha dibadda ee dalalkaas isagoo kala hadli doona xoojinta xiriirka Turkiga iyo wadamada Khaliijka iyo xaaladda gobalka.

Wasiirka ayaa sidoo kale la kulmi doona ganacsatada Turkida ee ku nool wadamada Khaliijka.

 

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Xaakiim Maraykan Ah Oo Aamray In La Siidaayo Soomaliyad Ku Eedaysnay Alshabaab

Mustafehaji

Booliska Somalia Oo Digniin Adag Kasoo Saaray Dhaqan Xumada Soo Korortay Fariina U Diray Dhalinyarada

Bnnstaff Bnnstaff

Howlgal Uu Horkacayay Guddoomiye Filish Oo Laga Sameeyay Magaalada Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More