Borama News Network

Trump oo Iran ugu hanjabay inuu duqeyn aan horay loo arag ku beegsan doono

ntii lagu guda jiray wareysiga teleefoonka ee NBC, wuxuu sidoo kale ku hanjabay inuu duqeyn doono Iran haddii aysan aqbalin heshiis nukliyeer ah. Trump ayaa horaantii bishan warqad u diray taliska oo uu ku dalbanayo wada xaajood.

“Waxay noqon doontaa duqeyn aan horay loo arag,” ayuu yiri, isagoo xusay inuu sidoo kale ku soo rogi doono canshuuro dheeraad ah.

Axadii, madaxweynaha Iran Masoud Pezeshkian ayaa sheegay in wadanku uusan wax wada xaajood ah la geli doonin Washington oo ku saabsan barnaamijkooda Nukliyeerka, laakiin wadahadalo aan toos ahayn ayaa suurtagal ah.

“Kama fogaanneyno wadahadal; ,” ayuu yiri. ” laakiin waa inay caddeeyaan inay dhisi karaan kalsoonida.”

Related posts

Xuuthiyiinta oo weerar ku qaaday markabka shidaalka qaada oo lala xiriiriyay Britain

Abdiaziz Bnnstaff

Baarlamaanka Somaliya Oo Maanta Ka Doodaya Wax Ka Bedelka Dustuurka Dalka

Abdiaziz Bnnstaff

Faahfaahino Ka Soo Baxaya Dilkii Xalay Ka Dhacay Magaalada Gabilay

Abdiaziz Bnnstaff