Ururada Bulshada Rayidka Ah Ee Somaliya Oo Ku Baaqay In Muqdisho Lagu Qabto Shirka Uu Madaxwayne Farmaajo Ku Baaqay

Ururada Bulshada Rayidka ayaa soo dhoweeyay shirka lagu baaqay 15 February in l qabto si loo xaliyo muranka ka taagan arimaha doorashooyinka Soomaaliya.

Waxa ay soo jeediyeen in Shirka lagu qabto Muqdisho, in wakiilo ka socda bulshada rayidka qeyb ka noqdaan iyo dhammaan dhinacyada aan looga maarmin.
Waxa ay sidoo kale soo jeediyeen in la ilaaliyo xasiloonida Soomaaliya , islamarkaana cidii kasoo horjeesta shirka Muqdisho in xal lagu gaaro lagula xisaabtamo mas’uuliyada saaran.

 

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Saladiin Tacsi Uu Diray Eheladii Iyo Qarabadii Uu Ka Baxay Marxuum Axmednuur Oo Ku Geeriyooday London

Bnnstaff Bnnstaff

Raysal Wasaare Rooble Oo Booqday Safaarada Somaliya Ee Dalka Kenya

Bnnstaff Bnnstaff

Dhimasho Iyo Dhawaac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Deegaanka Xaawa Cabdi Ee Duleedka Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More