Borama News Network

Dalka Suudaanta Koonfureed Oo Qarka Usaaran In Uu Ka Qarxo Dagaal Sokeeye

Mucaaradka ugu weyn dalka Suudaanta Koonfureed ayaa iska diiday amarro ka soo baxay dawladda ee la yidhaahdo SPLM/A-IO in ay hubka dhigaan oo ay iska xaadiriyaan xeryaha dawladda.

Mucaardka hubaysan ayaa sheegay in ciidammada dawladdu aanay xaq u lahayn in ay ka arrimayaan goobaha ay mucaaradku maamulaan.

Xiisaddan ayaa ku so beegmaysa xilli uu xabsi guri ku jiro madaxweyne ku xigeenkii dalkaasi Riek Machar, iyada oo cabsida laga qabo dagaal sokeeye oo mar kale ka dhaca dalkaasi ay tahay mid aad u sarraysa.

Related posts

Soomaaliya ma heli doontaa kursiga Qaramada Midoobay ee loo ogolaaday inay kaligeed u tartanto?

Abdiaziz Bnnstaff

“Bahalo galeen ayay noqotay guddidi ka garnaqa dacwadaha ee dawlada hoose” Garyaqaan Cabdifataax

Abdiaziz Bnnstaff

Maamulka SSC Khaatumo oo beeniyay in ay wada hadal kula jiraan Somaliland

Abdiaziz Bnnstaff