Borama News Network

Wada-hadallada Mareykanka iyo Iiraan waxay isu beddeli doonaan tallaabo militari”

Saraakiisha Mareykanka iyo Iiraan ayaa wada-hadallo aan toos ahayn toddobaadkii lasoo dhaafay ku yeeshay caasmadda Cumaan ee Muscat si ay u gaaraan heshiis cusub oo ku aadda barnaamijka nugliyeerka ee Iiraan.

Wareeggii ugu horreeyay ee wada-hadallada ayaa la sheegay inay haayeen kuwo fiican, iyadoo wareegga labaad lagu wado in lagu qabto Talyaaniga.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Iiraan uga careysiiyay in Mareykanku ka bixi doono heshiiskii hore ee nukliyeerka ee ay wada gaaree Iiraan iyo quwadaha adduunka sanadkii 2018 uuna cunaqabateyn dhaqaale kusoo rogi doono.

Trump ayaa ka digay in Mareykanku qaadi doono tallaabo militari haddii wada-hadallada ay guul-darreystaan.

Related posts

“Axmed Madoobe doorasho ma qabanayee inuu isku caana shubo ayuu rabaa”Cabdi Cali Raage

Abdiaziz Bnnstaff

Sharif Oo Baarlamaanka Ku Eedeeyay Sharciyo Doorasho Oo Aan Heshiis Lagu Aheyn

Abdiaziz Bnnstaff

Madaxwayne Muuse Biixi Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Shacabka Somaliland Iyo Umada Muslimka Ah

Abdiaziz Bnnstaff