Borama News Network

Qaar ka mid ah hoggaamiyaasha caalamka ayaa cambaareeyay weerarka dalxiisayaasha lagu laayay ee Hindiya ka dhacay

Hoggaamiyayaasha caalamka ayaa cambaareeyay weerarka lagu dilay dadka rayidka ah ee Pahalgam.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa tacsi u diray qoysaska dhibanayaasha.

“Weerarada ka dhanka ah dadka rayidka ah waa wax aan la aqbali karin xaalad kasta ha ahaatee,” ayuu yiri Guterres.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu la hadlay ra’iisul wasaaraha Hindiya Narendra Modi oo weerarka uu kaga tacsiyadeeyay.

Related posts

Duufaan xooggan oo ku dhufatay gobol ka tirsan Mareykanka Iyo Faahfaahino Oo Ka Soo Baxaya Duufantaasi

Abdiaziz Bnnstaff

Waxaanu Diyaar U Nahay In Aan Furimaha Tegno Oon Ciidanka Dhiiri Galino” Dhalinyarada Baladwayne

Abdiaziz Bnnstaff

“ Wasiirada Muuse Biixi la jooga waa Maxaabiis ee ha la soo furto …” Ex Wasiir Caateeye

Abdiaziz Bnnstaff