Borama News Network

Dhul Gariir Xoogan Oo Ku Dhiftay Magaalada Ugu Dadka Badan Leh Dalka Turkiga

Waaxda musiibooyinka Turkiga ayaa sheegtay in dhowr dhulgariir oo is xigxiga ay muddo daqiiqado gudahood ku dhufteen qeybo ka mid ah magaalada Istanbuul, dhammaantoodna waxay ka dhaceen meelaha ku dherersan Badda Marmara.

Waa dhulgariirkii labaad oo cabbirkiisu yahay 6.2 oo ku dhufta Istanbuul oo ay ku nool yihiin buldho dhan 16 milyan.

Waa magaalada ugu weyn Turkiga halkaasoo ay ku nool yihiin shan meelood meel bulshada dalkaas.

Wasiirka arrimaha gudaha ayaa sheegay in dhulgariirkan aan keliya laga dareemin Istanbuul balse sidoo kale uu saameeyay gobollada ku hareereysan.

Related posts

Shacabka Magaalada Muqdisho Oo Siyaabo Kala Duwan Uga Dareen Celiyay Shirkii Somaliland Iyo Somaliya Ku Dhex Maray Jabuuti

Abdiaziz Bnnstaff

Gudoomiye Maxamuud Xaashi Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Xildhibaan Maxamed Abiib Fariin Culusna U Diray Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi

Abdiaziz Bnnstaff

Wada-hadallada Mareykanka iyo Iiraan waxay isu beddeli doonaan tallaabo militari”

Abdiaziz Bnnstaff