Deg Deg: Banaanbax Uu Hogaaminayo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Muqdisho Ka Bilaabmay Muqdisho

Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir ayaa hoggaaminaya Banaanbax looga soo horjeedo Madaxweynaha uu waqtigiiso dhamaaday Maxamed Cabdullaaahi Farmaajo oo ka socda Wadada garoonka Aadan Cade.

Banaanbaxaan ayaa waxaa ka qeyb galaya qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ee degan Agagaarkaasi ka dib markii dowladda Soomaaliya ay Magaalada galisay xaalad Bandow u eg.

Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka qeyb ka ah banaanbaxa, waxaana ay sheegeen in uu sii socon doono.

Dhanka kale Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow xaafado ka mid ah Muqdisho ka bilaabi doona banaanbax ka dhan ah dowladda Soomaaliya.

 

Related posts

Orodyahano Kenyan Ah Oo Dilay Dalkaasi Iyo Dowlada Itoobiya Oo Ka Tacsiyaysay

Bnnstaff Bnnstaff

“Ma Aqbalayno Wax Heshiis Ahna Ka Gali Mayno In Doorashooyinka Lasoo Kala Horaysiiyo”Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid

Bnnstaff Bnnstaff

Shirka Madaxda Dowlada Fadaraalka Iyo Maamaul Goboleedyada Oo Maalintii 2-Aad Ka Socda Afisyooni

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More