Maxkamada Sare Ee Dalka Itoobiya Oo Laashay Racfaanka Jawhar Maxamed Iyo Siyaasiyiin Kale

Maxkamadda sare ee dalka Itoobiya oo maanta dhageysatay racfaan Jawr Maxamed iyo Siyaasiyiinta kale ee la xiran ay soo jeediyeen oo ku saabsanaa adeeg caafimaad oo gaar ah in loo oggolaado ayaa racfaanki diidday.

Maxabiista siyaasadeed ayaa racfaankooda ku dalbaday dhakhaatiir gaar ah iney daweeyaan gooba caafimaad oo gaarka loo leeyahayna lagu daweeyo.

Qareennada u doodaya Jawar Maxamed, Baqale Garba iyo Xamza Adan gal dacwadeedkooda siyaasiyiinta kula jira waxay sheegen iney 25 maalmood ay wadaan cunta joojin ay sameeyeen.

Dr Elili Jamaal oo warbaahinta la hadlay ayaa wuxuu sheegay caafimaad darradda maxabiistaasi siyaasadeed ka soo gaartay cuntada ay ka soomeen ay caafimaad darro u horseedday una baahan yihiin in xaaladdooda caafimaad si gaar ah loola socdo.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Sirdoonka Yuhuuda Oo Basaasayay Xogo Ku Saabsan Hubka Turkiga Iyo Ciidanka Turkiga Oo Gacanta Ku Dhigay

Bnnstaff Bnnstaff

Deg Deg:- Xisbiga Wadani Oo Sheegay In Xukuumada Muuse Biixi Xoog Ku Muquunisay Maayirnimada Berbera

Bnnstaff Bnnstaff

Madaxwaynaha Dalka Kenya Oo Ku Xigeenkiisa Ugu Baaqay In Uu Iscasilo Iyo Sobobta

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More