Maraykanka Oo Soo Saaray Warbixin Ku Saabsan Dilkii Wariye Jamaal Khashoqji

Aqalka Cad ayaa sheegay in madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu qorshaynayo inuu “goor dhaw” la hadlo Boqor Salmaanka Sucuudi Carabiya.

Arrintan ayaa waxa ay imanaysaa xilli maamulka Mareykanka uu isu diyaarinayo inuu daacabo warbixin ku saabsan dilkii weriyihii u dhashay waddanka Sucuudiga, Jamaal Khaashuqji.
Mr Khaashuqji ayaa 2018 waxaa si arxandarra ah loogu dhexdilay qunsuliyadda Sucuudiga uu ku leeyahay magaalada Istanbul ee waddanka Turkiga.

Warbixinta ayaa si wayn loo sugayaa in dilka ninkaasi ay ku xiriiriso hogaamiyaha ruuxiga ah ee Sucuudi Carabiya, Amiirka dhaxalsugaha ah Maxamed bin Salmaan

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Raysal Wasaaraha Cusub Ee Somaliya Oo Kulan Gaar Ah La Qaatay Gudoonka Golaha Shacabka

Bnnstaff Bnnstaff

Raysal Wasaare Roobe” Mucaaridka Waxaan Leeyahay Ha Cabsanina La Inima Boobayee”

Bnnstaff Bnnstaff

Dowladda Somaliya Ma Waxay Diyaar U Tahay In Wax Laga Badalo Guddiga Doorashada?

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More