Dal Africaan Oo Markii Ugu Horaysay Si Bilaash Ah Ku Helay Talaalka Covid 19

Dalka Ghana ayaa noqday dalkii ugu horeeyay oo hela tallaalka feyriska Corona ee mashruuca tallaalka lacag la’aanta ah lagu gaarsiinayo dalalka sabaoolka ah.

Waxaa Arbacadii dalkaasi la gaarsiiyay 600,000 oo kuuro oo ah tallaalka shirkadda AstraZeneca.
Waxaa tallaalkani lagu bilaabi doonaa shaqaalaha caafimaadka ee dalkaasi.

Mashruucan ayaa ha mid tallaalka lagu gaarsiinayo dalalka aan awoodin inay tallaalka soo iibsadaan si uusan ugu ekaan oo kali ah dalalka hormaray.

Xafiiska Wararka BoramaNews
BoramaNews.com

Related posts

Maamulka Gobolka Maroodijeex Oo Sheegay In Hargeysa Si Diiran Loogu Soo Dhawaynayo Muuse Biixi

Bnnstaff Bnnstaff

Dibadbaxyo Xoogan Oo Lagaga Soo Horjeedo Shirci Cusub Oo Ka Soo Baxay Dowlada Faransiiska

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Turkiga Oo Si Kulul U Cambaaraysay Go’aan Ay Soo Saartay Xukuumada Yuhuudu

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More