Ciidanka Xoogga Oo Sheegay In Ay Gacanta Ku Dhigeen Xubno Ka Tirsan Al-Shabaab

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in Howlgal ay ka sameeyay Deegaano hoosyimada Deegaanka Awdiinle ee Gobalka Baay ay gacanta ku soo dhigeen xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Waxaa ay sheegeen in howgalkaay kusoo soo qabteen g 4-ruux dagaalama oo ka tirsan AL-Shabaab, kuwaasi oo ku sugnaa deegaanka Awdiinle iyo tuulooyinka hoos yimaada.

Ciidanku waxaa ay intaa ku dareen in ay heleen xog ku saabsan kadibna ay ku baxeen, goobta ay ku sugnaayeen xubnaah ka tirsan dagaaalamayasha Al-shabaab, ka dibna gacanta ay kusoo dhigeen waa sida ay hadalka u dhigeene.

 

Xafiiska Wararka BoramaNews

BoramaNews.com

Related posts

Booliska Gobolka Banaadir Oo Hawlgalo Balaadhan Ku Baacsanaya Dhalinyari Fowdo Ka Samaysa Magaalada Muqdisho

Bnnstaff Bnnstaff

Sucuudiga Oo Sheegay In Uu Fishiliyay Weerar Lala Damacsanaa Ciidamadiisa

Bnnstaff Bnnstaff

Wasiir Albaani Oo Sheegay In Ay Somaliya Siyaasadaysay Arimaha Xajka

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More