Ilhaan Cumar Oo Mooshin Cunaqabateyn Ah Ka Gudbisay Amiirka Boqortooyada Sacuudiga

Xildhibaan Ihaan Cumar oo kamid ah Koongareeska Mareykanka ayaa waxaa la sheegay in Baarlamaanka Mareykanka ay u gudbisay mooshin ka dhan ah Amiirka Sacuudiga.

Mooshinka oo ku aadan in cunaqabateyn la saaro Amiirka Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa ka dambeeyay ,kadib Markii (CIA) Mareykanka xaqiijiyeen in Aniirka Sacuudiga uu lahaa amarka dilka & hilbajarjarka Wariye Khashooji.

Amiirka Sacuudiga ayaa dhankiisa beeniyay eeda loo soo jeediyay ee ah in uu bixiyay Amarka lagu dilay Wariye Jamaal Kaashuqji oo dilkiisa baaris kala duwan soo maray.\

Related posts

Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Ka Hadlay Guul Darada Kulmiye Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya

Bnnstaff Bnnstaff

Dowlada Somaliya Oo Cambaaraysay Qaraxyo Xoogan Oo Ka Dhacay Magaalada Baqdaad

Bnnstaff Bnnstaff

Xaliimo Goobaad Oo Fanka Isaga Baxday, Fariinna U Dirtay Taageerayaasheeda

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More